Muuse Biixi oo ka hadlay dilkii Gen. Galaal iyo amni darada ka jirta Muqdisho

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay ka xun yihiin dadka lagu laynayo magaalada Muqdisho, isagoo ka tacsiyadeeyey geeridii Jeneraal Galaal iyo dadkii kale ee lagu dilay weerarkii habeen hore ka dhacay Hotel Afrik. Biixi ayaa hadalkan ka jeediyey maanta munaasabad lagu xusaayey 27 sano guuradii ka soo wareegatay markii la aas-aasay ciidanka militeriga … Continue reading Muuse Biixi oo ka hadlay dilkii Gen. Galaal iyo amni darada ka jirta Muqdisho